DAAWO: Goolhaye booskiisa ka dhaliyay gool kulan ka tirsan wareega hore ee loogu soo baxayo FA Cup

gool

(England) 05 Agoosto 2016. Goolhayaha Spennymoor Town ninka lagu magacaabo Dan Lowson ayaa wacdaro dhigay kulan ay kooxdiisu 5-3 uga adkaatay Radcliffe Borough kulan ka tirsan wareega hore ee loogu soo gudbayo FA Cup.

Goolhaye Dan Lowson ayaa booskiisa kubbad uu ka soo laaday ka dhaliyay goolka kale.

BAL DAAWO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close