Day: September 5, 2016
-
England
DAAWO: Goolhaye booskiisa ka dhaliyay gool kulan ka tirsan wareega hore ee loogu soo baxayo FA Cup
(England) 05 Agoosto 2016. Goolhayaha Spennymoor Town ninka lagu magacaabo Dan Lowson ayaa wacdaro dhigay kulan ay kooxdiisu 5-3 uga…
Read More » -
England
Paul Pogba oo daaha ka rogay kabaha cusub uu sabtida kala hor-tagi doono Man City +SAWIRRO
(Manchester) 05 Sebt 2016. Paul Pogba ayaa kulanka Manchester Derby ee sabtida la soo shir tagi doona kabo cusub oo…
Read More » -
Afrika
Malaayiin Afrikaan ah oo taageerenimada kala noqonaya Manchester City iyagoo ka xun sidii Guardiola uu ula dhaqmay Yaya Toure
(Manchester), 05 September 2016 –Kooxda Kubadda Cagta Manchester City ayaa Malaayiin taageeerayaasheeda Afrikaanka ah ay kalsoonida kala noqon doonaan…
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA: Spain vs Liechtenstein 8-0 (Spain oo Liechtenstein tabarteeda tustay)
Spain: De Gea, S.Roberto, Pique, Ramos, Alba, Busquets, Koke, Thiago, Vitolo, Silva, Costa. Liechtenstein: Jehle, Rechsteiner, Polverino, Kaufmann, Goppel, Salanovic,…
Read More » -
France
Alexandre Lacazette oo loo doortay Xidiggii ugu fiicnaa Horyaalka Faransiiska Bishii Agoosto
(Paris), 05 September 2016 –Weeraryahanka kooxda Lyon ee Waddanka Faransiiska, Alexandre Lacazette ayaa loo magacaabay Laacibkii ugu wanaagsanaa Horyaalka…
Read More » -
England
Bergkamp iyo Henry oo midkood loo soo saadaalinayo inuu beddelo Wenger marka uu ka fariisto tababarenimada Arsenal
(London), 05 September 2016 –Iyadoo Tababaraha kooxda Arsenal, Arsene Wenger uu dhowaan u dabaal degi doono 20 sano guuradii…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
”Dad baa yiraahda EPL waa horyaalka ugu wanaagsan, lkn LA LIGA ayaa ugu wanaagsan, Serie A-na uma xuma sida loo dhigayo” – Paul Scholes oo saluugay tayada EPL!
(London) 05 Sebt 2016 – Paul Scholes ayaa sheegay inuu hubo in “Juventus ay garaaci karto koox kasta” oo ka…
Read More » -
Wararka
Crespo; “Higuain ayaa u qalma lacag ka badan middii Pogba lagu iibsaday waayo hal xilli ciyaareed ayuu dhaliyay 36 gool”
(Buenos Aires), 05 September 2016 –Xidiggii hore ee xulka Qaranka Argentina Hernan Crespo ayaa ka hadlay lacagihii qiimaha badnaa…
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA & SAWIRRADA: Israel vs Italy 1-3 (Talyaaniga oo guul uu u tabcay Israel kaga tillaabsaday ciyaar Chiellini roose loo taagey)
Israel: Goresh; B Bitton, Tzedek, Tibi, Davidzada; N Bitton, Yeini; Kayal, Ben-Chaim, Zahavi; Hemed Israel bench: Harush, , Kleyman, Dasa,…
Read More » -
England
Mkhitaryan oo aan hubin inuu taam u noqon doono kulanka Derby Manchester
(Manchester) 05 Sebt 2016 Laacibka kooxda Man United ee Henrikh Mkhitaryan ayaa shaki galiyay taam ahaanshihiisa kulanka adag ee kooxdiisu ay…
Read More »