XOG: Real Madrid oo dooneysa taariikh sameeyihii Italy ee da’da yaraa [Sport]

gianluigi-donnarumma_yebm98vfq9fn1kk83em88joj5

(Madrid) 04 Sebtembar 2016. Goolhayaha Milan Gianluigi Donnarumma ayaa noqday mid ay bartilmaameed ka dhigato Real Madrid, sidaas waxaa laga soo xiganayaa Sport.

17 jirka shabaq dhawraha ah, waxa uu isku xardhay safka kowaad ee Rossoneri marka laga yimaado da’yaraantiisa waxa uuna sidoo kale noqday ciyaaryahankii ugu da’da yaraa ee Italy toddobaadkan tan iyo 1911 markii uu ka soo muuqday ciyaartii France.

Majaladda Spain waxa ay aaminsan tahay in madaxweynaha Madrid Florentino Perez uu taageero weyn u yahay da’yarka.

Generated by IJG JPEG Library
Generated by IJG JPEG Library

Donnarumma waxaa lagu naaneesaa ‘Badalkii’ Gianluigi Buffon.

Tababaraha Real Madrid Zinedine Zidane waxa uu doonayaa in wiilkiisa 18 jirka  ah Luca uu badalo Keylor Navas.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close