Day: September 3, 2016
-
England
Mourinho oo laba laacib ka doonaya kooxda Atletico Madrid
(Manchester) 03 Sab 2016 Wararka ka imaanaya dalka Spain ayaa sheegaya in tababare Jose Mourinho uu qorshaynayo in Atletico Madrid uu…
Read More » -
England
Luke Shaw oo lagasaaray shaxda xulka England ee wajahaya Slovakia
(London) 03 Sab 2016 Sida uu baahiyay Sky Sports, daafaca kooxda Man United ee Luke Shaw ayaa lagasaaray ciyaartoyda xulka qaranka ingiriiska…
Read More » -
France
Marco Verratti oo qorshaynaya inuu dib ugu laabto horyaalka talyaaniga
(Paris) 03 Sab 2016 Laacibka kooxda PSG iyo xulka Italy Marco Verratti ayaa si cad u sheegay in mustaqbalka uu dib ugu…
Read More » -
Germany
Thomas Muller oo ku booriyay xulkiisa Germany inay u ciyaaraan sida Spain oo kale
(Munich) 03 Sab 2016 Weerar yahanka kooxda Bayern Munich iyo xulka Germany ee Thomas Muller ayaa kula taliyay xulkiisa inay u ciyaaraan…
Read More » -
Spain
“Waxaan u dagaalami doonaa ku guulaysiga koob walba xiliciyaareed kan” – Rafinha
(Barcelona) 03 Sab 2016 Laacibka kooxda Barcelona ee Rafinha ayaa sheegay in kooxdiisu ay u dagaalami doonto koob walba xiliciyaareed kaan cusub.…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Doorashada guddoonka UEFA oo qabsoomaysa 14-ka bishan jeer ay Faransiiska, Talyaaniga & Jarmanku hal nin u codaynayaan!
(Zurich) 03 Sebt 2016 – Kaddib taageeradii xiriirrada Talyaaniga & Faransiiska waxaa haatan soo biiray xiriirka dalkaasi Jarmanka oo isna…
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA: Bournemouth vs AC Milan 1-2 (Suso & Niang oo Cheries jiidey)
BOURNEMOUTH: Allsop; Stanislas, Mings, Jordan Harfield; Gosling, Wilshere, Hyndman, Pugh; Grabban, Afobe. Kaydka: Holmes, Buckley, Cummings, Lee, McCarthy, Wortihngton, Dobre,…
Read More » -
Afrika
SAWIRRO: Arsenal waxay u ciyaaraysaa Xamsa oo Somalia u dhashay! (Sawirro niyad wanaag muujinaya)
(London) 03 Sebt 2016 – Kooxda Arsenal oo abaabushey kulan saaxiibitinimo oo dhexmaraya kooxaha halyeeyadii Gunners iyo AC Milan ayaa…
Read More » -
Wararka
TOOS u daawo: Arsenal Legends vs AC Milan Glorie 4-2 (Kanu oo ka xiddigeeyay kulankii xarfaanta)
Arsenal Legends – AC Milan Legends Gool FM
Read More » -
Wararka
BOURNEMOUTH VS AC MILAN: Shaxda & safka ay kusoo geli karto Milan + Sosa & Suso oo dhexda ah (Laacibiinta cusub oo fursad helaya)
(Bournemouth) 03 Sebt 2016 – Kooxda AC Milan ayaa galabta kulan saaxiibtinimo oo tijaabo ah la dheelaysa kooxda reer Ingiriis…
Read More »