Day: September 2, 2016
-
Bannaanka Garoonka
Sheekh Saciid Raage ma waxa uu taageeraa Manchester United!?
(Manchester) 02 Sebtembar 2016. Sheekha weyn ee soomaaliyeed Saciid Raage ayaa xaqiijiyey in uu jecelyahay ciyaaraha. Ilaahay ha xifdiyee, Sheekha…
Read More » -
Spain
Real Madrid oo war wanaagsan ka helaysa dhaawaca Alvaro Morata
(Madrid) 02 Sab 2016 Kooxda Real Madrid ayaa war wanaagsan ka helaysa dhaawaca soo gaaray weerar yahankeeda Alvaro Morata kaas oo xalay…
Read More » -
Champ' League
Pep Guardiola oo ka saaray Yaya Toure liiska ciyaartoyda Man City u ciyaari kara Champions League
(Manchester) 02 Sab 2016 Tababaraha kooxda Man City ee Pep Guardiola ayaa si muuqata ugu sheegay Yaya Toure inuusan boos ku lahayn…
Read More » -
Italy
Roma oo qorshaynaysa inay heshiis cusub ka saxiixdo tababareheeda Luciano Spalletti
(Roma) 02 Sab 2016 Kooxda Roma ee dalka talyaaniga ayaa qorshaynaysa inay heshiis cusub ka saxiixdo tababareheeda Luciano Spalletti sida laga…
Read More » -
Spain
“Portugal waa ay badin kartaa la’aanta Ronaldo” – Luis Nani
(Lisbon) 02 Sab 2016 Laacibka garabka weerarka uga ciyaara kooxda Valencia iyo xulka Portugal ee Luis Nani ayaa sheegay in xulkiisu…
Read More » -
Ameerika
Hadaladii Messi iyo Suarez xalay ay isdhaafsadeen ka hor kulankooda oo la shaaciyay
(Barcelona) 02 Sab 2016 Xiddigaha kooxda Barcelona ee Lionel Messi iyo Luis Suarez ayaa isku arkay kulan ka tirsan isreeb reebka…
Read More » -
Ameerika
Tababaraha xulka Uruguay oo amaanay Messi kadib goolkii uu ka dhaliyay xalay
(Barcelona) 02 Sab 2016 Tababaraha xulka qaranka Uruguay ee Oscar Tabarez ayaa amaan huwiyay kabtanka xulka qaranka Argentina ee Lionel Messi kaas…
Read More » -
England
Sissoko: «Agoosto waxay ahayd Bishii iigu dheerayd intii aan ciyaaraha ku jiray»
(London) 02 Sebtembar 2016 – Laacibka cusub ee Khadka dhexe ee kooxda Tottenham Moussa Sissoko ayaa kaddib ku biiristiisii Hotspur…
Read More » -
England
ARSENAL LEGENDS VS MILAN GLORIE: Ka bogo xiddigaha berri kala meteli doona halyeeyada Arsenal vs AC Milan
(London) 02 Sebt 2016 – Kooxda AC Milan Glorie ayaa berri la ciyaari doonta halyeeyada dhiggooda ah ee Arsenal oo…
Read More » -
England
WARBIXIN: Macallimiinta u sharraxan abaal-marinta tababaraha bisha Agoosto ee Premier League oo la shaaciyey… (Hoggaamiye waliba iyo waxqabadkiisa)
(England) 02 Sebtembar 2016 – Maamulka Premier League ayaa shaaciyey Tababareyaasha u sharraxan abaal-marinta macallinka ugu fiicnaa bishii Agoosto ee…
Read More »