EPL wuxuu bixiyay hal bilyan…Ka bogo sida ay horyaalladu ugu kala sarreeyaan kharashkaadka suuqa kala iibsiga!

(Zurich) 01 Sebt 2016 – Waxaa soo xirmey suuq-xagaagii kala iibsiga ciyaartooyda oo uu sanadkan EPL ku kharaj gareeyay adduun lacageed oo ka badan hal bilyan oo euro.

Haddaba, bal aan eegno guud ahaan horyaallada lacagihii ugu badnaa ku bixiyay suuqa iyo sida ay u kala sarreeyaan.

PREMIER LEAGUE | €1.4 bilyan | 3-da laacib ee ugu qaalisan: Paul Pogba, Juventus ku Manchester United (€110Mm) | John Stones, Everton ku Manchester City (€59.5m) | Leroy Sane, Schalke ku Manchester City (€44m)

SERIE A | €705.8 milyan | 3-da laacib ee ugu qaalisan: Gonzalo Higuain, Napoli ku Juventus (€90m) | Joao Mario, Sporting ku Inter (€40m) | Miralem Pjanic, Roma ku Juventus (€32m)

BUNDESLIGA | €535 milyan | 3-da laacib ee ugu qaalisan: Mats Hummels, Borussia Dortmund ku Bayern Munich (€35m) | Renato Sanches, Benfica ku Bayern Munich (€35m) | Andre Schurrle, Wolfsburg ku Borussia Dortmund (€30m)

LA LIGA | €465.43 milyan | 3-da laacib ee ugu qaalisan: Andre Gomes, Valencia ku Barcelona (€35m) | Kevin Gameiro, Sevilla ku Atletico Madrid (€32m) | Alvaro Morata, Juventus ku Real Madrid | Paco Alcacer, Valencia ku Barcelona (€30m)

CHAMPIONSHIP | €247 milyan | 3-da laacib ee ugu qaalisan: Ross McCormack, Fulham ku Aston Villa (€12.9m) | Matt Richie, Bournemouth ku Newcastle (€12m) | Dwight Gayle, Crystal Palace ku Newcastle (€12m))

LIGUE 1 | €192.22 milyan | 3-da laacib ee ugu qaalisan: Grzegorz Krychowiak, Sevilla ku PSG (€33.6m) | Jese Rodriguez, Real Madrid ku PSG (€25m) | Djibril Sidibe, Lille ku Monaco (€15m)

PRIMEIRA LIGA | €96.62 milyan | 3-da laacib ee ugu qaalisan: Bas Dost, Wolfsburg ku Sporting (€10m) | Kostas Mitroglou, Fulham ku Benfica (€7m) | Alex Telles, Galatasaray ku Porto (€6.5m)

RUSSIAN PREMIER LEAGUE | €94.75 milyan | 3-da laacib ee ugu qaalisan: Fernando, Sampdoria ku Spartak Moscow (€12.5m) | Maxime Lestienne, Al-Arabi ku Rubin Kazan (€10m) | Ivan Novoseltsev, Rostov ku Zenit (€10m)

JUPILER PRO LEAGUE | €47.89 milyan | 3-da laacib ee ugu qaalisan: Nicolae Stanciu, Steaua Bucarest to Anderlecht (€7.8m) | Nicolas de Preville, Reims to KV Oostende (€4.5m) | Sebastien de Maio, Fiorentina to Anderlecht (€3.3m)

TURKISH SUPER LIG | €46.57 million | 3-da laacib ee ugu qaalisan: Martin Skrtel, Liverpool ku Fenerbahce (€6m) | Serdar Aziz, Bursaspor ku Galatasaray (€4.5m) | Eren Derdiyok, Kasimpasa ku Galatasaray (€4m)

Untitled

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close