Wax waliba oo aad uga baahan tahay saxiixyadii shalay oo Talaado ahayd ka dhacay suuqa kala iibsiga… (Xiddigo waa weyn ayaa wareegay)

suuq

(Yurub) 31 Agoosto 2016 – Maanta waa maalinta ugu dambaysa ee suuqa kala iibsiga ciyaartoyda irdaha loo laabi doono, waxaana la filayaa inay dhacaan saxiixo waa weyn, haddaba waxaan eegeynaa saxiixyada kaliya ee maalintii shalay oo Talaado ahayd ka dhacay suuqa kala iibsiga.

Difaaca Shkodran Mustafi oo ka soo tagay Valencia kuna biiray kooxda Arsenal ayaa ugu dambeeyey saxiixyadii shalay ka dhacay suuqa kala iibsiga ciyaartoyda, waxaana Talaadadii shalay ahayd dhacay 24 saxiix ee halkaan hoose ka eeg:-

» Taariikhda Magaca xiddiga Dalka  ku biiray  ka yimid Nuuca heshiiska
8/30/16
Difaac
Arsenal Valencia Lahaansho buuxda
8/30/16
Khadka dhexe
Atalanta Napoli Amaah
8/30/16
Difaac
Middlesbrough Arsenal Amaah
8/30/16
Khadka dhexe
Valladolid Celta Amaah
8/30/16
Weeraryahan
Watford Chelsea Amaah
8/30/16
Weeraryahan
Bari Carpi Amaah
8/30/16
Difaac
Eibar Espanyol Lahaansho buuxda
8/30/16
Weeraryahan
Granada Dynamo Kiev Amaah
8/30/16
Khadka dhexe
Empoli Milan Amaah
8/30/16
Difaac
Swansea City Barnsley Lahaansho buuxda
8/30/16
Weeraryahan
Hull Man Utd. Lahaansho buuxda
8/30/16
Weeraryahan
Bari Bologna Lahaansho buuxda
8/30/16
Weeraryahan
Inter Santos Lahaansho buuxda
8/30/16
Difaac
Vitesse A Malaga Amaah
8/30/16
Weeraryahan
Barcelona Valencia Lahaansho buuxda
8/30/16
Weeraryahan
Valencia Barcelona Amaah
8/30/16
Difaac
Watford Crystal Palace Beeca xorta ah
8/30/16
Khadka dhexe
Hull Tottenham Lahaansho buuxda
8/30/16
Weeraryahan
Arsenal Deportivo La Coruña Lahaansho buuxda
8/30/16
Weeraryahan
Barcelona Valencia Lahaansho buuxda
8/30/16
Weeraryahan
Valencia Barcelona Amaah
8/30/16
Weeraryahan
Crystal Palace Chelsea Amaah
8/30/16
Goolhaye
Hull Cardiff Lahaansho buuxda
8/30/16
Weeraryahan
Burnley Chelsea Amaah

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close