SAWIRRO+MUUQAAL: Jack Wilshere oo si rasmi uga mid noqday Bournemouth…(Lambarkee loo xiray)+SAWIRRO

(England) 31 Agoosto 2016. Xiddiga qadka dhexe ee Arsenal Jack Wilshere ayaa heshiis amaah ah ugu biiray kooxda Bournemouth ee ka ciyaarta Premier League si uu boos joogta ah uga ciyaaro.
Roma, AC Milan iyo Juventus ayaa sidoo kale doonayay Wilshere balse wuxuu doorbiday inuu baaqi ku sii ahaado dalkiisa hooyo.
Xiddiga reer England ayaa la warinayaa inuu kooxdiisa cusub u xiran doono Lambarka 10-aad.
Haddaba daawo MUUQAAL+SAWIRRO:
WATCH: The wait is over, @jackwilshere is officially an #afcb player for the season! pic.twitter.com/jEn5OyT21Z
— AFC Bournemouth (@afcbournemouth) 31 August 2016
Gool FM.