RASMI: Samir Nasri oo ku biiray Sevilla…+SAWIRRO

(Muqdisho) 31 Agoosto 2016. Samir Nasri ayaa ugu dambeyn ku biiray kooxda Sevilla ee ka dhisan horyaalka La Liga ee dalka Spain.

Wiilka reer France ayaa kooxdan cusub ugu joogi doona heshiis amaah ah oo hal sano.

Goor hore ayuu Nasri tijaabada caafimaad u maray naadiga Sevilla balse ay labada kooxood wax isku waafaqi waayeen inkastoo iminka ay labada dhinac shaaciyeen in laacibku ku biiray kooxda reer Spain.

SAWIRRO:

 


CrMLjUKXgAAq7Bv CrMN5E7WIAAB-kr

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close