RASMI: Nice oo la wareegtay Baloteli

Mario-Balotelli_Besiktas1-1024x773

(Nice) 31 Agoosto 2016. Ugu dambeyn Mario Baloteli waxa uu helay kooxdii u xigtay Liverpool oo laga nacay isaga oo ku biiray Nice.

Baloteli waxa uu ugu biiray Nice qaab amaah ah.

Isaga oo ugu fadhiyey Liverpool aduun dhan £16m oo ay uga soo qaadatay Milan hadana boos joogta ah kama helin isaga oo dhaliyey gool qura Premier League.

Hada waxa uu si ug dambeyn caga dhigtay France.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close