RASMI: Leicester City oo la wareegtay Islam Slamani

CrNsAPIWAAA9E8n.jpg large

(Leicester) 31 Agoosto 2016. Leicester City waxa ay dhammeeystirtay saxiixa weeraryahanka Algeria Islam Slimani.

Laacibka waxa uu ka soo tagay Sporting Lisbon.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close