RASMI: Alvaro Arbeloa oo ku biiray West Ham

alvaro-arbeloa_1azmrz1tmtlmp1v6dc7eq5c9wp

(London) 31 Agoosto 2016. West Ham waxa ay dhammeeystirtay saxiixa daafacii Real Madrid ololihii tagay ka fariistay Alvaro Arbeloa.

Xiddigan waxa uu ugu biiray dubeyaasha heshiis sanad ah.

Dambeedka biddix waxa uu noqon doonaa saxiixii 12-naad ee dubeyaasha isaga oo suquqlin doona Sam Byram.

Arbeloa oo bilaa wakiil ah maadama uu xilli ciyaareedkii hore uu ka tagay Los Blancos ayaa hore Livepool uga tirsanaa.

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close