Marcos Alonso oo tijaabada caafimaadka u maraya kooxda Chelsea

Marcos Alonso is eager to return to the Premier League

(London) 30 Agoosto 2016 Daafaca kooxda Fiorentina ee Marcos Alonso ayaa ku wajahan magaalada London si uu tijaabada caafimaadka ugu maro kooxda Chelsea.

Sky Sports ayaa ogaatay in Fiorentina ay ku dhawdahay inay aqbasho dalab ku kacaya aduun dhan 24 milyan oo Ginni oo Chelsea ay ku doonayso Marcos Alonso.

Fiorentina ayaa horay u soo diiday dalab dhan 20 milyan oo Ginni oo Chelsea ay horay uga gudbisay Marcos Alonso, kooxda reer talyaani ayaana doonaysa qiimo dhan 27 milyan si ay u fasaxdo 25 jirka reer Spain.

Alonso played for Bolton between 2010 and 2013 before a spell at Sunderland

Warar kale oo ka soo baxaya talyaaniga ayaa sheegaya in Fiorentina ay aqbashay dalab dhan 25 milyan oo euro, laacibka ayaana la filayaa inuu ku biiro Chelsea saacadaha nagu soo aadan.

Marcos Alonso ayaa u soo ciyaaray kooxda Bolton 2010 ilaa 2013 isaga oo kadib amaah 6-bilood ah ugu biiray kooxda Sunderland 2014.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close