Day: August 30, 2016
-
England
RASMI: Arsenal oo ugu danbayntii shaacisay saxiixa Shkodran Mustafi + SAWIRRO
(London) 30 Agoosto 2016 Kooxda Arsenal ayaa si rasmi ah u shaacisay saxiixa daaficii kooxda Valencia ee Shkodran Mustafi kaas oo u…
Read More » -
England
RASMI: Calum Chambers oo amaah ugu biiray kooxda Middlesbrough
(Middlesbrough) 30 Agoosto 2016 Daaficii kooxda Arsenal ee Calum Chambers ayaa amaah hal xiliciyaareed ah ugu biiray kooxda Middlesbrough oo dadaal dheer…
Read More » -
England
Samir Nasri oo ku wajahan Sevilla si uu tijaabada caafimaadka ugu maro
(Manchester) 30 Agoosto 2016 Wararka ka imaanaya Faransiiska ayaa sheegaya in laacibka kooxda Man City ee Samir Nasri uu haatan ku sii…
Read More » -
England
Marcos Alonso oo tijaabada caafimaadka u maraya kooxda Chelsea
(London) 30 Agoosto 2016 Daafaca kooxda Fiorentina ee Marcos Alonso ayaa ku wajahan magaalada London si uu tijaabada caafimaadka ugu maro…
Read More » -
England
RASMI: Weeraryahankii kooxda Man United ee Will Keane oo ku biiray Hull City
(London) 30 Agoosto 2016 – Kooxda kubadda cagta Hull City ee Waddanka Ingiriiska ayaa ku dhawaaqday inay dhammaystirtay saxiixa weeraryahankii…
Read More » -
Italy
RASMI: Kooxda Inter Milan oo ku dhawaaqday saxiixa Gabriel Barbosa, kaasoo ay maanta ku beegan tahay dhalashadiisa
(Milano) 30 Agoosto 2016 – Kooxda kubadda cagta Inter Milan ee Waddanka Talyaaniga ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday saxiixa…
Read More » -
England
DEG DEG: Xiriirka kubadda cagta Ingiriiska oo dacwad ku soo oogay Sergio Aguero
(Manchester) 30 Agoosto 2016 – Xiriirka kubadda cagta Ingiriiska ee FA ayaa dacwad ku soo oogay weeraryahanka Manchester City ee…
Read More » -
Soomaaliya
HAMBALYO: Kooxda Bariga Dhexe oo ku guuleysatay horyaalka heerka labaad ee Soomaaliya
(Muqdisho) 30 Agoosto 2016 –Kooxda ka dhisan gobolka Sh/Hoose ee Bariga Dhexe ayaa ku guuleysatay horyaalka heerka labaad ee Soomaaliya,…
Read More » -
Soomaaliya
Xilliga la sameyn doono isku aadka tartanka degmooyinka gobolka Banaadir
(Muqdisho) 30 Agoosto 2016 –Waxaa lasoo saaray xilliga la sameyn doono isku aadka tartanka degmooyinka gobolka Banaadir, oo sanadkaan xiisahiisa…
Read More » -
Italy
Goolhaye Joe Hart oo ka dagay magaalada Turin ee Waddanka Talyaaniga… (DAAWO SAWIRRADA)
(Turin) 30 Agoosto 2016 – Goolhayaha xulka qaranka England ee Joe Hart ayaa ka dagay magaalada Turin ee Waddanka Talyaaniga si uu…
Read More »