Day: August 29, 2016
-
Wararka
SAWIRRO: Rugcadaagii Arsenal oo tababarkii ugu horreeyay la sameeyay xulka Belgium
(Belgium) 29 Agoosto 2016. Dhaliyaha ugu goolasha badan taariikhda Arsenal Thierry Henry ayaa usbuucii la soo dhaafay si lama filaan…
Read More » -
Uncategorized1
Luka Modric oo loo magacaabay KABTANKA cusub ee xulka Croatia iyo laacibka oo ka hadlay
(Croatia) 29 Agoosto 2016. Luka Modric ayaa sheegay inay sharaf wayn u tahay in loo magacaabo kabtanka cusub ee xulkiisa…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
SAACADAHA SERIA A: Lega Calcio oo soo saartay saacadaha la cayimay ee qaar ka mid ah kulamada horyaalka Talyaaniga! (Todobaadka 3-aad ilaa 18-aad)
(Roma) 29 Agoosto 2016 – Waxaa laba todobaad la ciyaaray horyaalka Serie A-da Talyaaniga oo si xiise badan ku bilowday…
Read More » -
Spain
WAR CUSUB: Aubameyang oo baxsat u ah sidii uu ugu biiri lahaa Real Madrid
(Madrid) 29 Agoosto 2016. Pierre-Emerick Aubameyang ayaa isku dayi doona isla markaana qasbi doona inuu u dhaqaaqo Real Madrid ka…
Read More » -
England
Samir Nasri oo looga gacanhaatinayo horyaalka Spain (Kooxdee doonaysa?)
(Manchester) 29 Agoosto 2016 Laacibka qadka dhexe ee kooxda Man City Samir Nasri ayaa xiiso ka helaya mid kamid ah kooxaha…
Read More » -
England
SAWIRRO: Weeraryahanka cusub ee Arsenal Lucas Perez oo soo gaaray London
(London) 29 Agoosto 2016. Weeraryahanka cusub ee Arsenal Lucas Perez ayaa ka soo degay garoonka dayuuradaha Heathrow Airport ka hor…
Read More » -
France
Blaise Matuidi oo wali u furan ku biirida kooxda Juventus
(Torino) 29 Agoosto 2016 Laacibka qadka dhexe ee kooxda PSG Blaise Matuidi ayaa wali u furan u dhaqaaqida magaalada Torino xaggaagan si…
Read More » -
Spain
Munir El Haddadi oo ku baasay tijaabada caafimaadka ee kooxda Valencia
(Valencia) 29 Agoosto 2016 Weerar yahanka da’da yar ee kooxda Barcelona Munir El Haddadi ayaa ku baasay tijaabada caafimaadka ee kooxda Valencia…
Read More » -
England
Maxaa ka soo kordhay wararkii Joe Hart iyo Torino?
(Torino) 29 Agoosto 2016 Wararka ka imaanaya talyaaniga ayaa sheegaya in goolhayaha xulka ingiriiska ee Joe Hart uu ku cadaadinayo kooxdiisa inuu…
Read More » -
Spain
Barcelona oo silama filaan ah u shaacisay saxiixa Paco Alcacer
(Barcelona) 29 Agoosto 2016 Kooxda Barcelona ee dalka Spain ayaa silama filaan ah u shaacisay saxiixa weerar yahankii kooxda Valencia ee Paco…
Read More »