LA LIGA: Barcelona oo gool madi ah ku martay  Athletic Bilbao…(Messi oo saftay kulankiisii 350-aad)+SAWIRRO

(Spain) 28 Agoosto 2016. Barcelona ayaa guul ciriiri ah ka gaartay kooxda  Athletic Bilbao oo ay marti ugu ahayd garoonkeeda kaddib markii ay kaga adkaatay 1-0.

Goolka qura ee dheeshan ayaa la iska dhaliyay qeybtii hore ee ciyaarta.

Daqiiqadii 21-aad ayaa waxaa Barca u dhaliyay goolka ay ku adkaatay Ivan Rakitic oo madaxa la helay karoos uu u soo qaaday Arda Turan.

Lionel Messi ayaa kulankan u ahaa kiisii 350-aad uu La Liga u safto Barcelona waxa uuna muddadaasi ku dhaliyay  314-gool.

barcaa

https://pbs.twimg.com/media/

Sunday's football - all the action LIVE!

Athletic 0-1 Barcelona: Rakitic heads Catalans to second Liga win

http://images.performgroup.com/di/library/goal_es/b2/7c/

http://images.performgroup.com/di/library/goal_es/9c/72/

http://images.performgroup.com/di/library/goal_es/7/87/

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close