Day: August 28, 2016
-
England
“War yaan la igu celin Soomaaliya haddii kale waa la i dilayaa.”. Mo Farah walaalkii
(London) 28 Agoosto 2016. Geesiga Olombikada Mo Farah walaalkiis ayaa ka baqaya in dib loogu celiyo Soomaaliya wuxuuna ku doodaya…
Read More » -
Spain
Neymar oo lagu wado inuu bixiyo lacago ganaax oo xajmi leh kaddib….
(Brazil) 28 Agoosto 2016. Sida laga soo xiganaayo warbaahinta Brazil, weeraryahanka Barcelona wuxuu bixin doonaa lacago ganaax kadib markii lagu…
Read More » -
Spain
LA LIGA: Barcelona oo gool madi ah ku martay Athletic Bilbao…(Messi oo saftay kulankiisii 350-aad)+SAWIRRO
(Spain) 28 Agoosto 2016. Barcelona ayaa guul ciriiri ah ka gaartay kooxda Athletic Bilbao oo ay marti ugu ahayd garoonkeeda…
Read More » -
England
Xulka Ingiriiska ee isreeb-reebka koobka adduunka ee 2018 oo la magacaabay…..(Rooney oo la raray)
(England) 28 Agoosto 2016. Tababaraha cusub ee xulka lagu naaneyso saddexda libaax ee Sam Allardyce ayaa magacaabay shaxdiisii ugu horreysay…
Read More » -
Italy
SERIE A: Inter Milan oo guul gaari la’ kulankii labaad…+SAWIRRO
(Milano) 28 Agoosto 2016. Inter Milan ayaa guul gaari la’ kulankeedii labaad ee horyaalka Serie A kaddib markii ay bar-baro…
Read More » -
England
PREMIER LEAGUE: Man City oo labo cad ka dhigtay West Ham +SAWIRRO
(Manchester) 28 Agoosto 2016.Kooxda Manchester City ayaa garoonkeeda kusoo dhaweysay naadiga West Ham United ciyaar ka tirsan horyaalka Ingiriis-ka oo…
Read More » -
Wararka
TOOS u daawo: AS Monaco vs Paris Saint Germain – LIVE
AS Monaco – Paris Saint Germain AS Monaco – Paris Saint Germain AS Monaco – Paris Saint Germain Gool FM
Read More » -
Wararka
TOOS u daawo: Cagliari vs AS Roma – LIVE (Shaxda laga yaabo)
Cagliari – AS Roma Cagliari – AS Roma Cagliari – AS Roma Gool FM
Read More » -
Wararka
TOOS u daawo: Athletic Bilbao vs Barcelona – LIVE
Athletic Bilbao – Barcelona Athletic Bilbao – Barcelona Athletic Bilbao – Barcelona Gool FM
Read More » -
Germany
Chicharito oo soo bandhigay gacantii kaga jabtay Jaran-jaradii uu ka dhacay farriina soo raaciyay
(Germany) 28 Agoosto 2016. Weeraryahankii hore ee Manchester United Javier Hernandez ee loo garan ogyahay Chicharito ayaa soo dhigay boggiisa…
Read More »