DAAWO MUUQAALKA: Bayern Munich oo guul wayn ku furtay horyaalka Bunderliga, xilli saddexleey uu saxiixay Lewandowski

robert-lewandowski_mw1s212pl9uy1sb6478sz6hzx

(Munich) 27 Agoosto 2016 – Kooxda kubadda cagta Bayern Munich ayaa guul wayn ku furatay horyaalka Bundesliga ee Dalka Jarmalka, kaddib markii ay nus darsan goolal ah ku xaaqeen naadiga Werder Bremen oo marti ugu ahayd garoonka Allianz-Arena.

Lixda gool ee looga adkaaday Werder Bremen ayaa saddex ka mid ah waxaa saxiixay R. Lewandowski, taasoo tababare Ancelotti sii siisay bilow fiican oo horyaalka ah.

Goolashii laga dhaliyey Werder Bremen:  Xabi Alonso 9′, R. Lewandowski 13′, 46′, 77′, P. Lahm 66′, F. Ribéry 73′.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA GOOLASHAAS:-

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close