Takuma Asano oo laga bara-kiciyey Emirates….Yuu ku biiray?

Takuma-Asano

(London) 26 Agoosto 2016. Weeraryahankii dhawaan Arsenal ku soo biiray Takuma Asano ayaa amaah olole dhan ah loogu diray Stuttgart.

Laacibka u dhashay Japan oo xagagaan ku soo biiray Gunners ayaa hada fursad loo siiyey in uu raadsado koox uu kulamo joogta ah ka helayo.

21 jirka waxa uu fursad ka heli lahaa Emirates maadama ay tirada ku yartahay Wenger ee afka hore balse Lucas Perez oo qarka u saran Arsenal ayaa bara kiciyey Asano.

Asano waa uu dhawaan ka soo laabtay ciyaaraihii Olombikada oo uu laba gool ku soo dhaliyey.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close