Maamulka iyo shaqaalaha Gool FM oo Tahniyad dhalasho u diyaraya wariye Mahad Shariif Jilacow

(Muqdisho) 26 Agoosto 2016 – Maamulka iyo shaqaalaha Idaacadda ciyaaraha ee Gool FM meel kasta oo ay dunida ka joogaan waxa ay iyagoo isku duuban tahniyad dhalasho Farxad leh hawada u marinayaan Madaxa wararka Idaacadda Mahad Shariif Jilacow iyo Marwadiisa Nasteexo C/llaahi Raage oo wiil ugu dhashay magaalada Muqdisho 24-ka bishaan Agoosto habeen Arbaco sii baxayso oo ay Khamiis soo galayso 8:29 pm.

Wiilkaas waxaa loo bixiyey Maxamed Mahad Shariif, waxaan leennahay Maxamed Yare soo barbaraar oo noqo kii dalkiisa, dadkiisa iyo diintiisaba anfaca. Aaamiin.

000hambalyo-dhalasho

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close