KA WARRAN KOOXDAADA: Waxaa maanta marti ku ah weriye Max’ed Abuukar Ma’da (Dhegeyso)

(Gool FM) 26 Agoosto 2016 – Waxaannu dib usoo celinney barnaamijkii Ka Warran Kooxdaada oo ah mid ay taageerayaashu nagula wadaagi karaan kooxaha ay kala taageeraan.

Waxaana qaybtan marti ku ah weriye Maxamed Abuukar Ma’da oo haatan ka howlgala hilinka SNTV isla markaana ahaan jirey laacib u dheeli jirey kooxdii Gor Gor ee Muqdisho.

Haddaba, halkan hoose ka dhegeyso waraysiga oo uu qaadanayo soo saaraha qodobkan oo ah Maxamed Xaaji.

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close