DAAWO: Taageere mid kale feer jihada uga lumiyey

379818C900000578-3759503-image-m-43_1472194943196

(London) 26 Agoosto 2016. Waxaa la baahiyey muqaal argagax ah oo ka dhashay dagaal ka dhex qarxay tarbuunka intii ay socotay kulankii u dhexeeyey West Ham iyo Astra Giurgiu ee lagu dheelay London Stadium.

West Ham waxaa lagu reebay 1-0 halka ay isku darka goolasha laba kulan noqotay 2-1.

3798190E00000578-3759503-image-a-40_1472194830988 3798192600000578-3759503-image-m-39_1472194823041

Muuqaalkan waxa uu muujinayaa taageere feer jihada ugala luminaya mid kale isaga oo uu hor taagan yahay mid ka mida qolyihii amaanka.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close