AS monoco oo qiimahan u sheegtay Manchester United si ay u kala iibsadaan Fabinho [L’Equipe ]

Fabinho-620x402

(Monoco) 25 Agoosto 2016. Kooxda AS Monoco ayaa ku wargalisay Manchester United qiimaha ay ku bixin karto daafaceeda middig Fabinho.

Jose Mourinho kooxdiisa ayaa tan iyo markii uu xilka qabtay dooneysay Brazilian-ka, waxa ayna rabaan in uu kaabe uga dhigo Antonio Valencia.

Sida ay warineyso shabakada L’Equipe  ee ka soo baxda France, Monoco waxa ay laacibka ku rabtaa aduun dhan £25 million.

United oo sidoo kale isha ku haysa daafaca dhexe ee Southampton Jose Fonte ayaan la ogeyn sida ay ka yeeli doonto dalabka AS Monoco.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close