DEG DEG: Isku aadka wareega guruubyada Champions League oo la sameeyay

Champions

(Monaco) 25 Agoosto 2016 Xiriirka kubadda cagta yurub ee UEFA ayaa sameeyay isku aadka wareega guruubyada ee koobka horyaalada yurub xiliciyaareed kan 2016/17.

Kulamo xiiso badan ayaa soo baxay isku aadka wareega guruubyada oo xiliciyaareed kaan ka adag sidii hore, kooxaha ugu awooda badan qaarada yurub ayaana fooda isku dari doona intabadan wareega guruubyada.

Guruub A, C, F iyo H ayaa u muuqda kuwa ugu xiisaha badan isku aadka wareega guruubyada ee Champions League.

Isku aadka Guruubyada oo dhamaystiran:

Group A: PSG, Arsenal, FC Basel, Ludogorets.

Group B: Benfica, Napoli, Dynamo Kyiv, Besiktas.

Group C: Barcelona, Man City, Borussia Mönchengladbach, Celtic

Group D: Bayern Munich, Atlético Madrid, PSV Eindhoven, FC Rostov.

Group E: CSKA Moskva, Leverkusen, Tottenham, Monaco.

Group F: Real Madrid, Borussia Dortmund, Sporting Lisbon, Legia Warsaw.

Group G: Leicester, Porto, Club Brugge, Copenhagen.

Group H: Juventus, Sevilla, Lyon, Dinamo Zagreb.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close