Day: August 24, 2016
-
Champ' League
Manchester City oo u soo baxday wareegga guruubyada Champions League, markii ay sahal ku martay kooxda Steaua Bucharest… MUUQAAL + SAWIRRO
(Manchester) 25 Agoosto 2016 – Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa u soo baxday wareegga guruubyada Champions League, markii ay…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
SUPER CHAMPIONS: Koobka lagu bedeli doono Champions oo go’aan laga gaarayo (Serie A & EPL oo markale isku dheggan)
(Monte Carlo) 24 Agoosto 2016 – Kooxda AS Roma ayaa u dhacday Europa League, taasoo marka la eego kootada qiimaynta…
Read More » -
Italy
Inkaartii isreebreeb-horaadka Champions League ka haysatey kooxaha Talyaaniga oo sii socota! (Imisa jeer ayay hareen?)
(Roma) 24 Agoosto 2016 – Waxaa soo baxay wax inkaar oo kale ah oo kooxaha Talyaaniga ka haysta wareegga isreeb-reebka…
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA: Manchester City vs Steaua Bucuresti 1-0 (6-0)
Manchester City: Hart; Maffeo, Stones, Kolarov, Clichy; Navas, Toure, Fernando, Delph, Nolito; Iheanacho. Kaydka: Gunn, Adarabioyo, Angelino, Fernandinho, Sterling, Aguero, Silva. Steaua…
Read More » -
England
Arsenal oo markale diirada saaratay daafaca Roma ee Kostas Manolas
(London) 24 Agoosto 2016 Kooxda Arsenal oo baadigoob ugu jirta daafac ayaa markaana diirada saaratay daafaca kooxda Roma ee Kostas Manolas.…
Read More » -
England
Liverpool oo ku soo biirtay tartanka saxiixa James Rodriguez (Imisa ayeey ku doonaysaa?)
(Liverpool) 24 Agoosto 2016 Kooxda Liverpool ayaa noqotay kooxdii ugu danbaysay ee lalaxiriiriyo laacibka qadka dhexe ee kooxda Real Madrid James Rodriguez.…
Read More » -
Spain
Luis Enrique oo qarka u saaran inuu jabiyo rikoor uu horay u dhigay Pep Guardiola
(Barcelona) 24 Agoosto 2016 Tababaraha kooxda Barcelona Luis Enrique ayaa sii wada jabinta rikooradii uu horay u sameeyay tababaraha reer Spain ee…
Read More » -
Wararka
Aaron Ramsey oo aan lagu darin shaxda xulka qaranka Wales u matalaya isreeb-reebka Koobka Adduunka 2018
(Wales) 24 Agoosto 2016 – Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Arsenal Aaron Ramsey ayaan ku jirin shaxda xulka qaranka Wales…
Read More » -
England
Zlatan Ibrahimovic oo kulanka soo socda gaari kara rikoodh 91-sano u yiilay Man United…(Muxuu yahay?)
(Manchester) 24 Agoosto 2016. Joog dheere Zlatan Ibrahimovic ayaa kulanka sabtida ay Man United la ciyaari doonto Hull City gaari…
Read More » -
England
Schweinsteiger oo af cad ku sheegay inay Man United tahay kooxdii ugu dambeysay uu….
(Manchester) 24 Agoosto 2016. Rugcadaaga reer Germany Bastian Schweinsteiger ayaa ka dhawaajiyay inay Man United tahay kooxdii ugu dambeysay ee…
Read More »