Taageerayaasha Arsenal malaha cadaadiska way ka yareyn doonaan Arsene Wenger marka ay daawadaan muuqaalkan…(BAL DAAWO)

gu

(London) 23 Agoosto 2016. Taageerayaasha Arsenal ayaa si xun ugu kacsan maamulka kooxdooda gaar ahaan tababare Arsene Wenger oo aan suuqa qarash badan ku bixin xilli uu hal dhibic ka keensaday labadii kulan ee ugu horreysay Premier Leauge ee xilli ciyaareedka cusub.

Laakiin taageerayaasha Gunners ayaa la arkaa inay cadaadiska ka yareeyaan Oday Wenger marka ay daawadaan muuqaalka 12-jirkan cajiibka ah ee ka tirsan kooxdooda.

Haa, waa sax in Omari Hutchinson uu yahay laacib aad u da’yar laakiin farsamadiisu ma yara oo waxaa lala meel dhigi karaa xirfadiisa Ronaldinho, Messi, Zidane iyo xiddigaha farsamada saa’idka ah looga haray.

Daawo adigaa cajabi doonee:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close