Haddii Messi iyo maqaawiir kale ay Ramsey kaga dayadeen TINTA CAD, toloow markanna maku dayan doonaan..(Xiddiga Arsenal oo qaab kale ka dhigay tintii)

ramsey

(London) 23 Agoosto 2016. Aaron Ramsey ayaa la xusuustaa inuu qaab cusub la yimid koobkii Euro 2016 ee lagu qabtay Faransiiska isagoo tinta soo caddeystay.

Xiddigo dhowr ah oo uu xitaa ka mid yahay Lionel Messi ayaa soo naqliyay oo ku dayaday habka uu tinta u sameystay Ramsey.

Laakiin, xiddiga qadka dhexe ee Arsenal ayaa uga booday oo misane qaab kale ka dhigtay TINTA isagoo geesahay xiirta.

Su’aasha ayaa ah, waa kuwee xiddigaha kale ee misane ku dayan doona Aaron Ramsey.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close