Garsooreyaasha dhex-dhexaadin doona kulammada saddexaad ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

Refree

(England) 23 Agoosto 2016 – Waxaa shaaca laga qaaday garsooreyaasha qaban doona kulamadda usbuuca saddexaad ee horyaalka Premier League ee la kala ciyaari doono Sabti 27 iyo Axad 28.

Kulanka ugu adag kulammada todobaadka saddexaad ee Premier League ayaa waxa uu yahay kulanka garoonka White Hart Lane ku dhex mari doona kooxaha Tottenham iyo Liverpool.

Kooxda Jurgen Kloppp ee Liverpool ayaa garoon kale oo aan keeda ahayn booqan doonta kulankii saddexaad ee Premier League, waxaana sabab u ah in kulankii Burnley ay dalbadeen in loogu badalo kulanka ay Anfield ku ciyaari lahaayeen, waxaana kulanka Spurs iyo Reds seeriga u qaban doona garsoore Bobby Madley.

Haddaba halkaan hoose ka aqriso dhammaan garsooreyaasha iyo caawiyeyaashooda qaban doona kulammada usbuuca saddexaad ee horyaalka Premier League:-

Kulamada Sabtida, 27 August

Tottenham Hotspur v Liverpool

Garsoore: Bobby Madley

Caawiye: P Kirkup, M Perry

Garsooraha Afaraad: C Pawson

Chelsea v Burnley

Garsoore: Mark Clattenburg

Caawiye: J Collin, S Bennett

Garsooraha Afaraad: S Attwell

Crystal Palace v AFC Bournemouth

Garsoore: Mike Dean

Caawiye: S Long, D Cook

Garsooraha Afaraad: J Adcock

Everton v Stoke City

Garsoore: Michael Oliver

Caawiye: G Beswick, A Nunn

Garsooraha Afaraad: N Swarbrick

Leicester City v Swansea City

Garsoore: Roger East

Caawiye: R West, M Wilkes

Garsooraha Afaraad: A Davies

Southampton v Sunderland

Garsoore: Lee Mason

Caawiye: A Holmes, D Bryan

Garsooraha Afaraad: P Tierney

Watford v Arsenal

Garsoore: Kevin Friend

Caawiye: I Hussin, M McDonough

Garsooraha Afaraad: S Hooper

 Hull City v Manchester United

Garsoore: Jonathan Moss

Caawiye: A Halliday, E Smart

Garsooraha Afaraad: M Atkinson

Kulamada Axadda, 28 August

West Bromwich Albion v Middlesbrough

Garsoore: Anthony Taylor

Caawiye: S Burt, H Lennard

Garsooraha Afaraad: S Attwell

Manchester City v West Ham United

Garsoore: Andre Marriner

Caawiye: S Beck, S Ledger

Garsooraha Afaraad: M Jones

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close