Real Madrid oo taariikh cusub qarka u saaran in ay sameeyso

marco-asensio-marcelo-real-sociedad-real-madrid-21082016_1rm1ojwcrsi1718hpu3yvuoptn

(Madrid) 22 Agoosto 2016. Real Madrid ayaa qarka u saaran in ay sameeyaan taariikh hor leh!

Kooxda Zinedine Zidane waxa ay 3-0 uga badiyeen Real Sociedad taas oo hada ka dhigan in ay 13-kii kulan ee La Liga ugu dambeeyey  guuleysteen oo ka soo bilaabanaya xilli ciyaareedkii 2015-16, waxa ay u baahan yihiin saddex guul oo qura si ay  u jabiyaan rikoorkii hore ugu yaalay.

Guulihii taariikhiga ahaa ee Real Madrid sanadii 1961 (15 guul oo xiriir ah) ayaa ah mida la doonayo in laga sara maro balse kooxda hada ee Real waxa ay ogyihiin in ay u baahan yihiin ka badinta Celta Vigo, Osasuna iyo  Espanyol si taasi u dhacdo.

3620422.jpg

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close