DAAWO MUUQAALKA: Saddexleeydii ugu horreysay ee uu kooxda AC Milan u dhaliyey Carlos Bacca kulankii dhowaa ee Torino

Milan - Torino

(Milano) 22 Agoost 2016 – Kooxda AC Milan ayaa guul ku bilaabatay horyaalka Talyaaniga, kulan daraama badnaa oo ay 3-2 cariiri ah kaga badisay kooxda Torino.

Kulankan waxaa kooxda Milan u dhaliyey saddexleydiisii ugu horreysay Carlos Bacca, Torino ayaana noqoneysa kooxdii ugu horreysay ee uu saddexleey ka dhaliyo Bacca isagoo xiran maaliyadda Milan.

Carlos Bacca ayaa dhaliyey dhammaan saddexdii shuut bartilmaameed oo uu la beegsaday goolka kooxda Torino.

Halkaan hoose ka eeg muuqaalka saddexleeydii ugu horreysay ee uu Carlos Bacca u dhaliyey AC Milan kulankii dhowaa ee Torino:-

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close