Daawo: Goolhayaha 17 jirka ah ee Milan oo xalay gool ku laad si caajiib ah u bad baadiyey

giga-1024x535

(Milan) 22 Agoosto 2016. Kulankii u dhexeeyey AC Milan iyo Torino waxa uu xalay ku soo dhamaaday heer aad cajiib u ah!

Milan oo ku hogaamineysa 3-2 ayaa gaba gabadii kulanka  lagu dhigay gool ku laad laakiin.

Waxaa u soo dhaqaaqay in uu tuurto Andrea Belotti laakiin waxaa ka bad baadiyey Gigi Donnarumma.

Wiilka wali 17 jir hadana waxa uu muujinayaa in uu noqon karo goolhaye weyn.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close