Day: August 22, 2016
-
Aasiya
Gervinho oo Kaarka Cas loo taagay markii uu Xaniinyaha uga istaagay ciyaaryahan ka soo horjeeday (Daawo)
(Beijing), 22 Agoosto 2016 –Laacibkii hore ee Garabka kooxda Arsenal, Gervinho ayaa laga saaray ciyaar ay kooxdiisa Hebei China…
Read More » -
Spain
Barcelona oo ogolaatay in Jasper Cillessen uu u ciyaaro kooxdiisa kulanka isreeb reebka Champions League
(Barcelona) 22 Agoosto 2016 Kooxaha Barcelona iyo Ajax ayaa ka heshiiyay saxiixa goolhayaha reer Holland ee Jasper Cillessen kaas oo ku biiri…
Read More » -
Italy
Inter oo ka shaqaynaysa inay iska iibiso Stevan Jovetic ka hor inta uusan xirmin suuqa
(Milan) 22 Agoosto 2016 Kooxda Inter ee dalka talyaaniga ayaa qorshaynaysa inay iska iibiso weerar yahankeeda Stevan Jovetic inta uusan xirmin suuqa…
Read More » -
Holland
Ruud Gullit oo ku biiray Tababareyaasha xulka Qaranka Holland
(Amsterdam), 22 Agoosto 2016 –Laacibkii hore ee xulka Holland sideetamaadkii Ruud Gullit ayaa lagu soo daray Maamulka tababarenimo ee…
Read More » -
Spain
Neymar oo seegi doona kulanka Bilbao kadib markii loo dheereeyay fasixiisa
(Barcelona) 22 Agoosto 2016 Laacibka reer Brazil ee kooxda Barcelona Neymar ayaa la xaqiijiyay inuu si rasmi ah u seegi doono…
Read More » -
England
Kaddib guushii Rio 2016, Mo Farah oo ka fariisanaya Orodada
(London), 22 Agoosto 2016 –Orodyahanka caanka ah ee Ingiriiska Mo Farah ee labadii tartan ee Olombiko ee ugu…
Read More » -
Italy
Qiimaha Juventus ay ku heli karto Blaise Matuidi oo la ogaaday
(Torino) 22 Agoosto 2016 Kooxda Juventus ayaa ku sii dhawaanaysa soo xerogalinta laacibka qadka dhexe ee PSG Blaise Matuidi si uu u…
Read More » -
England
“Shkodran Mustafi wuxuu ku dhawyahay inuu iska sii joogo Valencia” -Guillem Balague
(Valencia) 22 Agoosto 2016 Kooxda Arsenal ayaa helaysa war aysan ku farxin kadib markii la baahiyay in Mustafi uusan meelna uga…
Read More » -
Italy
“Marwalba oo aad i dhahdaan waad cayilantahay waxaan dhalinayaa goolal badan” – Gonzalo Higuain oo jawaabay!
(Torino) 22 Agoosto 2016 Weerar yahanka cusub ee kooxda Juventus Gonzalo Higuain ayaa ugu danbayntii ka hadlay miisaankiisa sii kordhay xiligii fasaxa…
Read More » -
England
Kadib Vardy iyo Mahrez, laacib kale oo heshiis cusub u saxiixi doona Leicester City (Waa Kee?)
(Leicester) 22 Agoosto 2016 Kooxda Leicester City oo wada olole ay ku sii haysanaysa ciyaartoydii u qaaday Premier League xiliciyaareed kii…
Read More »