WAA KEE DIEGO COSTA: Ma kan taagan mise ka fadhiya….(Eeg sawirka adigaa yaabi doonee)

costa

(London) 21 Agoosto 2016. Diego Costa ayaa goolkii soo daahay ee guusha u gacan galiyay Chelsea kulankii shalay ee Watford kula dabaal degay walaalkii ka yar ee Jair Costa.

Weeraryahanka reer Spain ayaa boggiisa Instagram soo dhigay sawir isaga iyo walaalkii Jair oo aad moodo in la kala jeexay sida ay isugu eg yihiin.

Malaha wuxuu Costa garka wayn u deystay si aan loogu qaldin walaalkii oo runtii si aad ah ugu eg.

EEG SAWIRKA:

Jair Costa (right) posted this picture revealing his striking resemblance to brother Diego

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close