Neymar oo Guushii Dahabka Olombikada Rio 2016 ugu dabaal degay qaab cusub

Untitlemùd

(Rio de Janeiro), 21 Agoosto 2016     –Weeraryahaka xulka Qaranka Brazil iyo kooxda Barcelona Neymar Junior, oo xulkiisa u horseeday guushii taariikhiga ahayd ee Biladdii Dahabka tartankii Kubadda Cagta Olombikada ayaa waxa uu farxaddaasi dhaafiyay xadkeeda isagoo jirkiisa ku qortay si aysan weligii uga lumin.

isla habeenkii ay koobka qaadeen ayuu Neymar Shaabad Astaanta Olombikada Rio 2016 ku qortay Gacantiisa bidix.

Neymar ayaa dhaliyay goolkii keliya ee xulka Brazil uu ka dhaliyay Jarmalka ciyaartii kama dambeysta ahayd ee Olombikada kaasoo ahaa laad xor ah, isagoo sidoo kalena dhaliyay gool ku laadkii ugu dambeeyay markii labada xul ay is mari waayeen 1-1.

Untitlemùd

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close