MUUQAAL: Taageerayaasha Arsenal iyo kuwa Leicester City oo isku dhacay

jj

(England) 20 Agoosto 2016. Taageerayaasha Gunners iyo kuwa Foxes ayaa isku qabtay fadhiga sare ee garoonka King Power kaddib kulankii dhawaa ay labada koox isla dhaafi waayeen bar-baraha goolal la’aanta.

Lama garanayo waxa uu ka bilwoday dagaalka, laakiin caagado ay ka buuxaan khamri iyo waxyaabo kale ayaa u muuqday inay tuurayeen taageerayaasha Leicester City oo isku dayayay inay ka careysiyaan taageerayaasha ka soo hor-jeeda.

Foxes iyo Gunners ayaa weli baadi goobaya guushoodii ugu horreysay Premier League kaddib wax guul ah ay gaari waayeen labadii kulan ay ciyaareen ilaa iminka horyaalka Ingiriiska ee xilli ciyaareedka cusub.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close