Halkuu Jamie Vardy  ka keenay maaliyada Arsenal ee uu xiran yahay?..+SAWIRRO

(England) 20 Agoosto 2016. Weeraryahanka reer England ee kooxda Leicester City Jamie Vardy ayaa la soo sawiray isagoo xiran maaliyada Arsenal kaddib markii ay dhamaatay kulankii dhawaa ee Gunners iyo Foxes ee ku idlaaday bar-baro 0-0.

Vardy ayaa la xusuustaa in si wayn lala xiriirinayay Arsenal inkastuu markii dambe heshiis dheer qallinka ugu duugay kooxdiisa, laakiin wuxuu caawa xirnaa maaliyada Arsenal oo uu ka badeshay xiddiga ay dhalashada wadaagaan ee qadka dhexe kaga ciyaara Gunners Jack Wilshere.

SAWIRRO:

Jamie Vardy Jack Wilshere

Jamie Vardy Jack Wilshere

Jamie Vardy

Jack Wilshere

Jamie Vardy Leicester City

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close