Day: August 19, 2016
-
Wararka
TOOS u daawo: Germany W vs Sweden W – LIVE (Final-ka kubadda cagta Olombikada haweenka)
Germany W – Sweden W Germany W – Sweden W Germany W – Sweden W Gool FM
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA & SAWIRRADA: Manchester United vs Southampton 2-0 (Man U oo durba isla geddisey hoggaanka horyaalka)
Manchester United: De Gea, Bailly, Shaw, Pogba, Mata, Blind, Valencia, Fellaini, İbrahimovic Southampton: Forster; Cedric, Fonte, Van Dijk, Targett; Hojbjerg, Romeu,…
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA: Carl Zeiss Jena vs Bayern Munchen 0-5
Carl Zeiss Jena – Bayern Munchen Gool FM
Read More » -
England
“Waan gacan qaadi doonaa Conte laakiin saaxiibkey ma ahan.”. Mazzarri
(London) 19 Agoosto 2016. Tababaraha naadiga Watford Walter Mazzarri ayaa gacan qaadi doona tababaraha Chelsea ee Antonio Conte kulankooda berito…
Read More » -
Soomaaliya
Naadiga Al Xikma oo ku guuleysatay tartankii is dhexgalka dhalinyarada ee ka soconayay degmada Afgooye
(Muqdisho) 19 Agoosto 2016.Degmada Afgooye ee gobolka Sh/Hoose ayaa lagu soo gabo gabeeyay tartankii is dhex galka dhalinyarada oo ay…
Read More » -
Ameerika
Pele oo aan ka qeyb qaadan doonin xaflada xiritaanka ee ciyaaraha Olymbikada adduunka
(Brazil) 19 Agoosto 2016. Rugcadaaga reer Brazil ee marka kubbada laga hadlaba la soo xusuusto ee Pele ayaan ka soo…
Read More » -
England
Old Trafford oo si wayn isugu diyaarineysa soo dhaweynta Boqol Milyanle Pogba…+SAWIRRO
(Manchester) 19 Agoosto 2016. Taageerayaasha Man United ee ku sugan masraxa riyada ee Old Trafford ayaa si wayn isugu diyaarinaya…
Read More » -
Italy
Fabio Capello oo la dhacay dhaq dhaqaaqa suuqa kala iibsiga ee kooxda Roma
(Roma) 19 Agoosto 2016 Tababarihii hore ee kooxda Roma Fabio Capello ayaa muujiyay sida uu ula dhacsanyahay shaqada uu kooxda ka haayo…
Read More » -
Aasiya
Naadiga Celtic oo calanka FALASTIIN dartii ganaax kala kulmi karta xiriirka UEFA
(Celtic) 19 Agoosto 2016. Xiriirka kubbada cagta Yurub ee UEFA ayaa dacwad ku soo oogay naadiga Celtic kaddib markii ay…
Read More » -
England
Man City oo goor dhow dib u helaysa saddex laacib oo muhiim u ah
(Manchester) 19 Agoosto 2016. Tababare Pep Guardiola ayaa filanaya inuu goor dhow dib u helo kabtanka kooxdiisa Man City Vincent…
Read More »