John Arne Riise oo ku biiray kooxda Chennaiyin FC ee Hindiya

proxy

(Delhi), 18 Agoosto 2016   –Xidiggii hore ee Liverpool, John Arne Riise ayaa ku biiray kooxda Chennaiyin FC ee Hindiya isagoo halkaa ugu tegi doona Marco Materazzi.

waxa uu dhowaan la shaqeynayay Stuudiyaha Soccer AM, waxaase uu go’aansaday inuu mar kale ciyaaro ka gadaal markii uu fariistay Bishii June xilligaas oo uu u dheelay kooxda kale ee Aalesunds FC ee Norway, waxaa sidoo kale oo xusid mudan in uu u soo dheelay kooxda kale ee Delhi Dynamos ee isla Hindiya.

Riise oo 35 jir ah waxa uu toddobadii sanadood ee uu la joogay Liverpool la qaaday FA cup iyo Champions League.

Gool FM

 

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close