Barcelona oo ku sii dhawaaneysa saxiixa Jasper Cillessen

jjjj

(Catalonia) 18 Agoosto 2016. Barcelona ayaa ku sii dhawaaneysa saxiixa goolhayaha Ajax Jasper Cillessen sida y sheegeyso majalada De Telegraaf.

Kooxda xafidaneysa La Ligaha Spain ayaa u garatay Cillessen 27-jir  badelka ku haboon inuu buuxiyo booska Claudio Bravo oo qarka u saaran inuu ku biiro kooxda Man City.

Waxaa la fahansan yahay in Barcelona lagu wado inay ku soo xero galiso goolyahayaha reer Holland heshiis ku kacaya 10 ilaa 12 milyan oo euro.

Goolhaye Cillessen ayaa Ajax kaga soo biiray naadiga NEC 2011-kii wuxuuna u saftay in ka badan 100-kulan dhammaan tartamada camaaliqada ka dhisan Dutch.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close