Baadi goobka daafac ee Gunners oo cirka isku sii shareeraya

fabian-schar-hoffenheim_uucj2ebtzzsd1qrzisbiwdqxp

(London) 18 Agoosto 2016. Arsenal waxa ay u calaamadsatay bartilmaameedyo waaxdeeda gaashaan dhiga ah Fabian Schar iyo  Marcel Tisserand sida ay qoreyso France Football.

Gunners waxa ay hawlgal ugu jirtaa dhammeystirka heshiis ay kula soo wareegeyso Shkodran Mustafi si uu kaabe ugu noqdo daafacyada ka dhaawacan ee kala ah Per Mertesacker iyo  Gabriel

Laakiin Arsene Wenger waxa uu sidoo kale doonayaa in uu helo Schar oo daafaca uga dheela Hoffenheim, hase ahaatee, iyada oo sidoo kale ay door bidayaan Tisserand oo u dheela Monoco hadan dhaq dhaqaaqa ay suuqa ka wadaan lama saadaalin karo.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close