Day: August 18, 2016
-
England
Petr Cech oo markii ugu horreysay sharaxaad ka bixiyay shilkii uu galay kaddib guul daradii xanuunka badneyd ay kala kulmeen Liverpool
(London) 18 Agoosto 2016. Kaddib markii ay shabaqiisa ka dhalatay afar gool kulankoodii furitaanka Premier League ay Arsenal guul darada…
Read More » -
Germany
“Uma baahnin saxiixyo cusub.”. Tababare Carlo Ancelotti
(Munich) 18 Agoosto 2016. Tababaraha Bayern Munich Carlo Ancelotti ayaan lahayn wax qorshe ah uu ku soo galo suuqa kala…
Read More » -
Italy
Wiilka tababare Diego Simeone oo ku soo biiray horyaalka Serie A…(Waa kooxdee)+SAWIRRO
(Italy) 18 Agoosto 2016. Wiilka tababaraha Atletico Madrid Diego Simeone ee Giovanni Simeone ayaa ku biiray kooxda Genoa ee ka…
Read More » -
Italy
Mateo Kovacic oo ku sii dhawaanaya kooxda AC.Milan
(Milan) 19 Agoosto 2016 Kooxda AC.Milan ee dalka talyaaniga ayaa ku sii dhawaanaysa dhamaystirka saxiixa laacibka qadka dhexe ee kooxda Real…
Read More » -
Spain
Barcelona oo ku sii dhawaaneysa saxiixa Jasper Cillessen
(Catalonia) 18 Agoosto 2016. Barcelona ayaa ku sii dhawaaneysa saxiixa goolhayaha Ajax Jasper Cillessen sida y sheegeyso majalada De Telegraaf.…
Read More » -
England
Liverpool oo aqbashay dalab Crystal Palace ay ka gudbisay Christian Benteke
(Liverpool) 19 Agoosto 2016 Liverpool ayaa aqbashay dalab lagu doonayo weerar yahankeeda reer Belgium ee Christian Benteke kaas oo la joogay kaliya…
Read More » -
Aasiya
John Arne Riise oo ku biiray kooxda Chennaiyin FC ee Hindiya
(Delhi), 18 Agoosto 2016 –Xidiggii hore ee Liverpool, John Arne Riise ayaa ku biiray kooxda Chennaiyin FC ee Hindiya…
Read More » -
England
RASMI: Kelechi Iheanacho oo heshiis waqtidheer ah qalinka ugu duugay Man City
(Manchester) 18 Agoosto 2016 Kooxda Man City ayaa shaacisay inay heshiis cusub ka saxiixday da’yarkeeda 19 jirka ah ee Kelechi Iheanacho kadib…
Read More » -
England
Chelsea oo goor dhow lagu wado inay soo xero galiso Eduardo
(London) 18 Agoosto 2016. Chelsea ayaa lagu wadaa inay dhammeystirto saxiiixa goolhayaha reer Portugal Eduardo, sida uu sheegayo tababaraha kooxda…
Read More » -
England
Koscielny, Ozil iyo Giroud oo dib ugu soo laabtay Arsenal
(London), 18 Agoosto 2016 –Xiddigaha Arsenal ee kala ah; Mesut Ozil, Laurent Koscielny iyo Oliver Giorud ayaa dib…
Read More »