Wayne Rooney oo lagu tilmaamayo mid Buuran oo gaabis noqday

01_27210633_f29b85_2713060a

(Manchester), 17 Agoosto 2016     –Daaficii hore ee xulka Ingiriiska iyo Manchester United, Paul Parker ayaa sheegay inuu aaminsan yahay in Weeraryahanka Man United, Wayne Rooney uu cayilay isla markaana gaabis noqday, taas oo shaki gelinaysa mustaqbalkiisa Old Trafford.
isagoo la hadlayay 888.com ayuu Parker waxa uu yiri “Waa inuu is muujiyaa sanadkan, wuxuu u baahan yahay in uu soo bandhigo waxa uu u qalmo ee ah inuu ka sii mid ahaado naadigan ee ma ahan inuu u joogo meesha xayaysiimaha shirkadaha”.
“Haddii uu jiri lahaa qof maqlay oo qura Wayne ROoney, laakiin haatan arka wuxuu qofkaasi ku fikiri lahaa ‘Waa kuma ninkani Flop-ka ah?’ wuu buuran yahay wuuna gaabinayaa, waxayna u muuqataa inuusan dhaq dhaqaaqi karin jirkiisana nuuxin karin si dhaqso ah”.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close