Wakiilka Shkodran Mustafi oo xaqiijiyay inay jiraan kooxo kale oo xiisaynaya laacibka Valencia

Mustafi's father claims 'two or more clubs' in for Valencia defender

(Valencia) 17 Agoosto 2016 Wakiilka daafaca reer Germal ayaa sheegay in Shkodran Mustafi ay xiisaynayaan inkabadan 2-koox kadib markii lala xiriiriyay Arsenal.

Shabakada Goal ayaa baahisay inay ogaatay in Shkodran Mustafi uusan wada hadalo kula jirin Liverpool, balse wakiilkiisu uu xaqiijiyay inay jiraan kooxo kale oo aan ahayn Arsenal oo doonaya laacibka.

Isbuucii hore ayeey ahayd markii labaahiyay in Shkodran Mustafi uu shuruuda gaarka ah kala heshiiyay Arsenal, balse kooxda reer ingiriis ayaa ku fashilantay inay heshiis lagaarto dhigeeda Valencia.

Shkodran-MustafiMAIN

“Waqti dhaw ayaad ogaan doontaan mustaqbalka Shkodran Mustafi” ayuu u sheegay Goal abaaha dhalay daafaca xulka Jarmalka oo ah wakiilkiisa.

“Laba koox iyo wax kabadan ayaa xiisaynaya saxiixiisa” ayuu siiraaciyay wakiilka laacibka diirada u saaran Arsenal.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close