Day: August 16, 2016
-
France
Rivaldo: “Benzema ayaa ka wanaagsan Griezmann, haddii uu joogi lahaa Euro 2016 Faransa Koobka ayay qaadi lahayd”
(Paris), 16 Agoosto 2016 –Xidiggii hore ee xulka Qaranka Brazil iyo kooxda Barcelona Rivaldo ayaa sheegay inuu…
Read More » -
Champ' League
CHAMPIONS LEAGUE: Man City oo guul gaartay xilli Aguero uu dhaliyay saddexleey misane uu labo rigoore khasaariyay…+SAWIRRO
(Manchester) 16 Agoosto 2016 Kooxda Man City ayaa ku barbaratay kooxda reer Romania ee Steaua Bucuresti kadib markii ay ugu awood sheegatay…
Read More » -
Champ' League
Luciano Spalletti oo kulan adag ka filaya ciyaartoydiisa kulanka FC Porto
(Roma) 16 Agoosto 2016 Tababaraha kooxda Roma Luciano Spalletti ayaa muujiyay inuu kulan adag ka filayo ciyaartoyda kooxdiisa kulanka adag ee ay…
Read More » -
Spain
Pepe Reina oo nafsad ahaantiisa isku soo bandhigay Barcelona si uu u buuxiyo booska…
(Barcelona) 16 Agoosto 2016 Goolhayihii hore ee kooxda Liverpool Pepe Reina ayaa nafsad ahaantiisa isku soo bandhigay kooxda reer Spain ee Barcelona.…
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA & SAWIRRADA: Steaua Bucharest vs Manchester City 0-5 (Shaxda sugan)
TOOS National Arena Steaua Bucharest: Nita, Enache, Tamas, Tosca, Momcilovic, Achim, Sulley, Popa, Stanciu, Hamroun, Golubovic. Kaydka: Cojocaru, Mitrea, Tudorie, Aganovic, Ovidiu…
Read More » -
England
Mario Balotelli oo kulan la yeeshay Jose Mourinho
(Manchester) 16 Agoosto 2016. Weeraryahanka Liverpool Mario Balotelli ayaa la warinayaa inuu wada hadalo la yeeshay macallinkiisii hore ee Jose…
Read More » -
Champ' League
Daniele de Rossi oo ku faanay daafacyada Roma ka hor kulanka FC Porto
(Porto) 16 Agoosto 2016 Laacibka qadka dhexe ee kooxda Roma Daniele de Rossi ayaa ku faanay daafacyada kooxdiisa ka hor kulanka habeen…
Read More » -
Spain
Real Madrid oo diyaar u ah inay iska iibiso James Rodriguez
(Madrid) 16 Agoosto 2016 Kooxda Real Madrid ee dalka Spain ayaa lagu soo waramayaa inay diyaar u tahay inay iska iibiso…
Read More » -
England
Goolhayaha Real Sociedad oo soo dhaweeyay ku biirida Man City
(Sociedad) 16 Agoosto 2016 Goolhayaha kooxda Real Sociedad Geronimo Rulli ayaa soo dhaweeyay wararka la xiriirinaya kooxda macalin Pep Guardiola ee Man…
Read More » -
Spain
Javier Mascherano oo sheegay inuu go’aansaday katagista Barcelona
(Barcelona) 16 Agoosto 2016 Daafaca kooxda Barcelona ee Javier Mascherano ayaa ka hadlay mustaqbalkiisa kooxda reer Spain kadib markii lala xiriiriyay kooxda…
Read More »