Iniesta oo xalay noqday laacibka labaad ee ebid ugu safashada badan Barcelona

14712059338922

(Catalonia) 15 Agoosto 2016. Laacibka khadka dhexe ee Barcelona Andres Iniesta waxa uu kulankii Spanish Super Cup-ka ee lugtiisa hore xalay ka dheelay uga sara maray Carlos Puyol marka ay timaado safashada kooxda.

Laacibka waxa uu noqday xiddiga labaad ee ebid ugu safashada badan Catalans.

32 jirka waxa uu ciyaaray 594 kulan oo rasmi ah halka Puyol uu isna dheelay 593.

Laacibka waxa uu markii dambe kulanka looga saaray dhaawac.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close