DAAWO: Jose Mourinho oo sharaxaad ka bixiyey sida uu MACALINKA Zlatan ugu noqday Manchester United

mourinho

(Mancehster) 15 Agoosto 2016. Manchester United waxa ay Premier League shalay ku daah furtay guul loo riyaaqay oo micno badan sameeysay.

Xiddiga u dhashay Sweden ee ay xagaagan sida bilaashka ah ku heshay, Zlatan Ibrahimovic ayaa door muhiim ah ka ciyaaray isaga oo dhaliyey goolka saddexaad.

hase ahaatee, Jose Mourinho waxa uu sheegay in uu macalin u noqday da’yarta United sida Marcus Rashford iyo Luke Shaw.

‘Marka aad aragto miiska uu ku qadeeyo waxaa isku deedaama da’yarta.

“Waxaa la fariista oo u yimaada Luke Shaw iyo Rashord wuuna ogyahay waxa uu u noqon karo.” Ayuu yiri Mourinho.

DAAWO

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close