Bastian Schweinsteiger oo taageero u muujiyey saaxiibadiisa Man United

basa

(Manchester) 15 Agoosto 2016. Laacibka khadka dhexe ee Manchester United Bastian Schweinsteiger ayaa taageero weyn u muujiyey saaxiibadiis kahor iyo kaddib kulankii shalay.

Xiddiga u dhashay Germany waxa uu ciqaab kala kulmay Jose Mourinho oo u diray kooxda 23 jirada mana muuqato in uu qeyb ka yahay qorshiiisa gabi ahaanba.

sawirro

Kulanka kahor: Nasiib wacan maanta….

Kaddib: Shaqo wacan, bilow wanaagsan!

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close