Day: August 15, 2016
-
Ameerika
Maxay Saxaafaddu ku fasirtay sawirkan yaabka leh ee Usain Bolt orodkii 100m?
(Rio de Janeiro), 15 Agoosto 2016 –Sawir Cajiib ah oo laga qaaday Xidigga ugu Orodka badan Caalamka Usain…
Read More » -
Germany
Lukas Podolski oo ku dhawaaqay inuu ka fariistay Ciyaaraha Caalami
(Munich), 15 Agoosto 2016 –Weeraryahanka Xulka Qaranka Waddanka Jarmalka Lukas Podolski ayaa shaaca ka qaaday in uu…
Read More » -
Wararka
Dick Advocaat oo iska casilay shaqadiisii xulka Holland
(Amsterdam), 15 Agoosto 2016 –Macallinkii hore ee kooxda Sunderland ee Waddanka Ingiriiska Dick Advocaat ayaa iska casilay shaqadiisii tababare…
Read More » -
England
PREMIER LEAGUE: Conte oo guul ku furtay Premier League kaddib markii ay Chelsea dirqi uga adkaatay West Ham…+SAWIRRO
(London) 15 Agoosto 2016. Antonio Conte iyo kooxdiisa Chelsea ayaa guul ku furtay kulankoodii furitaanka Premier League kaddib markii ay…
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA & SAWIRRADA: Chelsea FC vs West Ham United 2-1 (Conte oo guul ku bilowday)
Chelsea XI: Courtois; Ivanovic, Cahill, Terry (c), Azpilicueta; Kante; Willian, Matic, Oscar, Hazard; Costa. Kaydka Chelsea: Begovic, Aina, Fabregas, Loftus-Cheek, Moses,…
Read More » -
Italy
Joao Mario oo qarka u saaran inuu ku biiro Inter Milan, laacibka oo seegay…
(Lisbon) 15 Agoosto 2016. Joao Mario oo ayaa ku sii dhawaanaya inuu u soo dhaqaaqo Inter Milan kaddib markii la…
Read More » -
England
Imise ayuu garoomada ka maqnaanayaa Aaron Ramsey?
(London) 15 Agoosto 2016. Xiddiga qadka dhexe ee Arsenal Aaron Ramsey ayaa garoonka ka baxay daqiiqadii 61-aad kulankii waalida ahaa…
Read More » -
Spain
WARBIXIN: Maxay tahay sababta ay orodyahannada Olymibikada u qaniinaan bilada DAHABKA?+SAWIRRO
(Brazil) 15 Agoosto 2016. David Wallechinsky oo madaxwayne u ah bulshada caalamiga ah ee taariikhyahannada Olombikada ayaa daaha ka rogay…
Read More » -
England
Dhageyso Warbixintii Maxamed qadar Ibraahim Daahir uu ka diyaariyay horyaalka Premier league furmay iyo ciyaarihii kale
(England) 15 Agoosto 2016 Dhageyso Warbixin uu ka diyaariyay Maxamed qadar ibraahim Daahir ciyaarihii Premier league ee furmay isbuucan iyo…
Read More » -
Afrika
DHEGEYSO: Maryan maxaa lagu maagay?!!! (Maxamed Xaaji oo ka diyaariyay sheeko qiiro leh!)
Maryan Nuh Muse, be proud you were able to represent your country on a world platform. Your name will forever…
Read More »