SAWIRRO: Liverpool oo TAREEN ugu safartay London ka hor kulankeeda berito ee Arsenal

(London) 13 Agoosto 2016. Naadiga Liverpool ayaa u safartay magaalada London ka hor kulankooda berito ay la yeelan doonaan kooxda Arsenal.

Gunners iyo Reds ayaa berito kulankooda furitaanka Premier League isku qaban doona gegada Emirates iyadoo ay xusid mudan tahay in Arsenal ay ka maqan yihiin xiddigo muhiim ah.

Daawo sawirro xiddigaha Liverpool oo ku sii jeeda London:

liver

Roberto Firmino

Jurgen Klopp

Joel Matip

Georginio Wijnaldum

Adam Lallana

Liverpool

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close