Kabtanka Tottenham Hugo Lloris oo dhaawac looga saaray kulanka ay iminka la yeelanayaan Everton

go

(Liverpool) 13 Agoosto 2016. Goolhayaha Tottenham ahna katanka kooxdaasi ee Hugo Lloris ayaa dhaawac looga saaray kulanka iminka ay la yeelnayaan Everton ee kulamada furitaanka Premier League ee xilli ciyaareedka cusub.

Goolhayaha reer France ayaa garoonka laga saaray dabayaaqada qeybtii hore ee ciyaarta, war bixin ay soo saartay kooxda ayayna ku sheegtay in kabtankooda ku baxay dhaawac muruqa ah isla markaana ay la hadli doonaan ciyaarta kaddib tababare Mauricio.

Ciyaarta ayaa iminka gabo gabo ku sii socota iyadoo ay kooxahana garab siman yihiin 1-1.

Hugo update: Our goalkeeper and captain came off with a hamstring injury. We’ll speak to Mauricio after the game for an update.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close